Label-1

Label-2

Label-3

Jaceylka Aktarada Ranveer Singh iyo Deepika Padukone oo gaaray heer shaqooyinkooda ay uga tagaan
Waa jiraa jaceylka jilbuhuu dadka ka jijibayaa,Aktarada Bollywoodka ayaa labo labo isku jeclaanaya.

Ranveer Singh ayaa  raba inuu oofiyo balantii uu ka qaaday Atariishada jaceylka uu kala dhaxeeyo ee Deepika Padukone.

Aktarkan oo dhaqaatiirta ay ku qasbeen inuu ka nasto filim jilista kadib markii garabka dhaawac ka soo gaaray qaalin looga sameeyay ayaa lagu waday inuu u duulo Malaysia sii ugu qeybgalo  bandhiga IIFA balse waxaa u baajiyay sababta jaceylkiisa darteed.

Isaga iyo Arjun Kapoor ayaa barnaamijkaas iney martigeliyaan la rabay balse Aktarka waxaa la sheegay haatan inuu u duulayo Bangalore si uu u adkeeyo balantii saaxibidii Deepika Padukone oo shanta bisha June ay ku beegantahay dhalashada Aabaheed Prakash Padukone oo 60 jir noqonaya.

Kadib markaas ayuu 6-da june Malaysia u duulayaa isagoo ilaaliyay qalbiga jaceylkiisa
«
Next

Newer Post

»
Previous

Older Post

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment