Label-1

Label-2

Label-3

Aktarad caan ah oo iska diiday iney jisho Filim maxaa yeelay jaceyl ayaa ku dhacay.
Aktarada ayaa jaceylkooda dartood isaga diidaya iney filim u jilaan.

Aktarada caanka ah ee Pooja Bhatt ayaa banaanka u soosaartay sheeko xiiso leh taas oo ah in Aashiqui ay u jili weysay sababta jaceyl dartiisa.

43 jirtan ayaa qeyb ka aheyd iney jisho filimka Aashiqui ee soo baxay 1990-kii laakiin saaxibkeeda ayey sheegtay inuu u diiday iney filimkaas jisho.

Sanadkii 1989-kii ayey Pooja Bhatt ku soo biirtay Bolywoodka India.

“waxaan leeyahay saaxib,jacely ayaan u qabaa tan iyo markan 12 jir ahaa,16 jirkii ayaan bilaaway inaan shukaansado,waxaa uu igu dhahay hadii aad rabto inaad I guursato iska dhaaf filim jilista aniga marabo inaan guursado Aktarad  ayuu igu yiri ayey tiri Aktarada.

Maxaa dhacay kadib’Pooja Bhatt qofkii dartii ay filimkaas isaga dhaaftay waxaa ay sheegtay iney kala tageen balse wali saaxib caadi ah ay yihiin.

Arinta ayaa timid markii ay wariyaasha weydiiyeen sababta ay u jili weysay Aashiqui.

Filimka ay diiday waxaa loo dhiibat Rahul Roy, Anu Aggarwal iyo Deepak Tiori laakiin ma guuleysan waxaana qeybtiisa labaad filimkan uu soo baxay 2013 waxaana waday Aditya Roy Kapur iyo Shraddha Kapoor.

«
Next

Newer Post

»
Previous

Older Post

Share on Google Plus

About Unknown

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment